Sirdoonka Kenya oo shaaciyay bartii Al Shabaab ka abaabuleen weerarkii Dusit D2

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa 15-kii bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii weerar ku bilowday ismiidaamin ku qaaday Dhismaha caanka ah ee Dusit D2 ee Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen dhismahan oo ka koobnaa Hotel iyo goobo kale ayaa waxaa ku geeriyooday 22-ruux iyo sidoo kale shan nin … Continue reading Sirdoonka Kenya oo shaaciyay bartii Al Shabaab ka abaabuleen weerarkii Dusit D2